Wararkii ugu dambeeyey khasaaraha weerarkii lagu qaaday saldhiga Maraykanka ee Lamu

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan weerar saaka kooxda Al-shabaab ku qaaday saldhig militeri oo ay isticmaalaan ciidamada Kenya iyo kuwa Mareykanka oo ku yaalla gobolka Lamu ee Kenya. Weerarkan lagu qaaday xeradan militeri ee ciidamada cirku isticmaalaan ee loo yaqaan Camp Simba ee Manda Bay oo u dhow xeebta loo dalxiis tago ee jasiiradda … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey khasaaraha weerarkii lagu qaaday saldhiga Maraykanka ee Lamu